WARARKA

Daawo Lashin Xuseen Maxamuud oo Ka Hadlaaya Taariikhdii Saldanadii Geledi

Lashin Xuseen Maxamuud Dhiiga oo ka mid ah Lashimiinta beesha Geledi ayaa waxaa uu si buuxda uga hadlayaa tixdan qaabkii ay ahaan jirtey saldanadii...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Uga Digay Masuuliyiinta Ugu Sareysa Dowlada In Ay Mudo Kororsi Sameystaan

Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo wareysi siinayay laanta Afka Soomaaliga ee BBC ayaa uga digay madaxda sare ee dalka in ay...

Dhegeyso Odayaasha Koonfur Galbeed oo Ka Digey In Sadbursi Lagu Sameeyo Doorashoyinka La Filaayo In Dalka Laga Qabto 2021

Qaar ka tirsan odayaasha koonfur galbeed ayaa ka hadley doorashooyinka la filaayo in ay dalka ka dhacaan 2021 wexeyna ka digeen in laga ilaaliyo...

Aqriso Warmurtiyeedka Kasoo Baxay Shirka Dib u Hishiinta Beelaha Dega Galmudug

War murtiyeed ka kooban saddex bog ayaa laga soo saaray shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Dhuusamareeb...

Alshabab oo Isku Deyeya Iney Xeraan Wadada U Dhexeysa Muqdisho iyo Jowhar

Dadka ku sugan degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in saacadihii ugu danbeeyay waddada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar gaar ahaan deegaannada ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img