WARARKA

Aqriso Warsaxaafadeed Ay Maamulka Jubaland Kasoo Saareen Xukuumada Dhexe

War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda maamul goboleedka Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Amniga,Siyaasada, Abaaraha iyo baaq ku socda Beesha Caalamka.

Kulan Looga Hadlayo Amniga Dalka oo Maanta Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta guddoomiyay shir ay kasoo qayb galeen safiirrada wadamada amniga ka taageeraa Soomaaliya iyo wakiillada beesha caalamka, loogana...

Daawo Lashin Mukhtaar Cusmaan oo Ka Hadlay Qaabkii Lagu Soo Degay Deeganada k Galbeed

Lashin Mukhtaar Cusmaan Xeydar oo ka mid ah Lashimiinta beesha Geledi ayaa waxaa uu si buuxda uga hadlay tixdan qaabkii lagu soo degey...

Qarax Lala Beegsaday Mid ka Mid ah Shaqaalihii Ka Shaqeynayey Dhismaha Wadada Isku Xirta Afgooye iyo Xamar

Qarax ayaa saaka lala beegsaday qaar ka mid ah Injineerada dhismaha ka wada waddada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ee gobolka...

Maxkamada ICJ ee Hague oo Sheegtey In Dhegeysiga Dacwada Bada Furmi Doonto Novembar 4

Maxkamada Cadaaladda caalamiga ICJ ee fadhigeedu yahay Hague ayaa sheegtay in horaanta bisha November dib loo furi doono dhageysiga dacwada kiiska Badda ee u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img