WARARKA

Xukuumada oo Maanta Dib u Fasaxday Lacagihii ay ka Xayirtey Maamul Goboleedyada

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maamul Goboleedyada ka jira dalka iyo Gobolkan Banaadir waxaa ay u fasaxday lacag ka mid ah deeqaha Caalamka...

Cidamada Amisom oo Isaga Baxay Saldhigyadii Ay Kaga Sugnaayeen Degmada Jalalaqsi

Wararka inaga soo gaaraya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiran ayaa sheegaya in ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM in ay...

Alshabab oo Saaka Weerar Kusoo Qaaday Saldhig ay Ciidamada Dowlada Ku Lahayeen Duleedka Degmada Awdheegle

Alshabaab ayaa subaxnimadii hore ee saaka weerar ismiidamin ah ku qaaday saldhig ciidamada dowladda ay ku lahaayeen gobolka Shabeellaha hoose. Dad ka tirsan deegaanka ayaa...

Dowlada oo soo Dhaweysay Kacdoon Ka Dhan ah Alshabab oo Ka Bilowdey Gobolka Bakool

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay kacdoonka shacab ee ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka bilowday gobolka Bakool. War qoraal oo ka soo...

Madaxweynaha oo Maanta Saxiixay Sharciga Dhismaha Gudiga la Dagaalanka Musuqmaasuqa

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow Saxiixay sharciga dhismaha guddiyada la dagaalanka Musuqmaasuqa ee labada heer. Madaxweynaha Soomaaliya oo Khudbad ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img