Madaxweynaha oo Maanta Saxiixay Sharciga Dhismaha Gudiga la Dagaalanka Musuqmaasuqa

0
45

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow Saxiixay sharciga dhismaha guddiyada la dagaalanka Musuqmaasuqa ee labada heer.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Khudbad ka jeediyay Munaasabadda lagu saxiixay Sharciga ayaa sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay dadaal badan ku bixin doonto la dagaalanka Musuqmaasuqa.