daafeet.com
Madaxweynaha oo Maanta Saxiixay Sharciga Dhismaha Gudiga la Dagaalanka Musuqmaasuqa
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow Saxiixay sharciga dhismaha guddiyada la dagaalanka Musuqmaasuqa ee labada heer. Madaxweynaha Soomaaliya oo Khu…