WARARKA

Xog Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Xafiis Ka Furtey Magalada Muqdisho

Warar inaga soo gaaraya magalada muqdisho ayaa sheegaya in gudoomiyaha gobolka shabelah ahoose Ibraahin Najax uu xafiis ka furtey magalada muqdisho kaasoo uu sheegay...

Dhegeyso: Maamulka Xukuumada Federaalka Ay u Magacowdey Koonfur Galbeed oo Bilaabay Caburinta Shacabka

Maamulka xukuumada federaalka ay u magacawday Koonfur Galbeed soomaaliya ayaa magalada baydhabo ka bilaabay qorsho lagu caburinaayo shacabka koonfur galbeed kaasoo ay ku mamnuucayaan...

Howlgalo Lagu Sugayo Amniga oo ay Ciidamada Dowlada Maanta Ka Fuliyeen Duleedka Degmada Marka

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka fuliyeen deegaano hoostaga Magalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose,...

Alshabab oo Xalay Weeraray Bar Koontarool oo ay Ku Sugnaayeen Ciidanka Dowlada

Wararka aynu ka heleyno magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in xalay xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab ay weerar xooggan ku soo...

Wasiirka Arimaha Dibada oo Ka Hadlay Kulan uu Shalay Madaxweynaha La Yeeshay Madaxweynaha Dalka Kenya

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay kulan magaalada New York ku dhaxmaray madaxweynayaasha Soomaaliya iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img