WARARKA

Alshabab oo Maanta Soo Bandhigay Qaar Ka Mid ah Ergooyinkii Doortay Xildhibanada Dowlada Federaalka

Al-Shabaab ayaa markale waxaa ay soo bandhigeen qaar ka mid ah ergadii dooratay xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo tegay deegaannada Shabaab, kadib markii Amar...

Alshabab oo Maanta Weerar Ku Qaaday Xerada Belidoogle Gudahana U Galay

Ururka Al-shabaab ayaa goor dhaw shaaciyay in weerar culus oo qaraxyo ku bilaawday ku qaadeen saldhiga ugu weyn gobolka Shabeellaha Hoose ee Ballidoogle, halkaa...

Duulimaadyadii lagu Tegi Jirey Magalada Kismaanyo oo Dib Loo Fasaxay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u fasaxday duulimaadyada rayidka ah ee Kismaayo iyo Muqdisho kaddib codsi uga yimid shacabka. Wasiir ku xigeenka wasaaradda...

Saraakiil ka Tirsan Alshabab oo Xalay Fiidkii Werar Lagula Beegsaday Duleedka Degmada Awdheegle

Ciidammada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Midowga Afrika ee AMISOM ayaa la sheegay in xalay fiidkii ay duqeymo la beegsadeen Saldhigyo ay Al-Shabaab...

Daawo Wariye Aadan Ingiriis oo Wareysi aad u Xiiso Badan La Yeeshay Malaaq Kaskeey

Wariye Adan Ingiriis ayaa habeenkii xalay wareysi aad u xiiso badan la yeeshay Malaaq Kaskeey oo ka mid ah malaaqyada koonfur galbeed. https://www.youtube.com/watch?v=u-BiX1WFMvk

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img