WARARKA

Qaar Kamid ah Xildhibaanada Labada Aqal oo Warsaxaafaded Kasoo Saaray Arinta Kismaanyo

Qaar ka mid ah xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magalada Muqdisho waxa ay kaga hadleen...

Maareeyaha Hay’ada Duulista oo Beeniyey In Xayiraad La Saaray Diyaaradihii Tegi Jirey Kismaanyo

Hay’ada duulista hawada Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaamtay warar maalmahaan soo baxayay oo sheegayay in ay Hay’Adda mudo Saddex Cisho ah ay joojisay...

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Qarax Lagula Beegsaday Deegaanka Ceel Saliini ee Gobolka Sh Hoose

Gaadiid uu la socday guddoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Col Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Maanta waxaa qarax lagula...

Qaar Ka Tirsan Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo Cambaareeyey Xayiraadii Lagu Sameeyey Sheekh Shariif

Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay waxaa galabta kulan ku yeeshay qaar ka mid ah Odayaasha & Waxgaradka koonfur galbeed, iyaga oo kulankooda ku...

Kenya oo Ka Jawaabtey Hadalkii Kasoo Yeeray Dowlada Jabuuti

Dowladda Kenya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay eedeyn dhawaan uga timid dowladda Jabuuti, taasoo salka ku heysa loollanka ay labada waddan ugu jiraan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img