WARARKA

Madaxweynaha oo maanta booqdey xarunta taliska ciidanka xooga dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeeray Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka...

Dowlada federaalka oo cambaareysey falalka uu maamulka somaliland kula kacayo dadka ka hadley heshiiska itoobiya iyo somaliland

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay talaabooyin Somaliland ay kula kacday qaar ka mid ah dadkii ka horyimid heshiiskii badda ee madaxweynaha...

Dowlada jabuuti oo markii ugu horeysay ka hadley heshiiska itoobiya iyo somaliland

Dowladda Jabuuti ayaa ka hadashay khilaafka culus ee ka dhex taagan Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay heshiis bilawgii bishan Adis Ababa ku dhexmaray...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo gaarey magalada asmara

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Asmara dalka Eritrea, halkaas oo ay uga billaabatay booqasho rasmi ah. Villa Somalia ayaa ujeeddada safarka...

Madaxweynaha dowlada federaalka iyo reysulwasaaraha oo hambalyo u direy Saciid Dani

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, isagoo u rajeeyey in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img