WARARKA

Madaxweynaha maamulka puntland oo mar kale ku guleystey xilka madaxweyne ee maamulka puntland

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah ugu guulaystay doorashada madaxweynaha maamulka Puntland ee 2024-2019, kadib markii uu ku guulaystay wareegii ugu dambeeyay...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo fariin adag u direy dowlada itoobiya

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Xalay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulan casho sharaf ah ugu sameeyay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya...

Banaanbax looga soo horjeedo heshiiska somaliland oo maanta ka dhacay magalada boorame

Bannaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo heshiiska badda ee dhawana dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland, ayaa ka dhacay magaalada Boorama. Bannaanbaxa oo saaka ka bilowday magaalada...

Xildhibaano mooshin ka gudbiyey heshiisyada amniga ee lala galey itoobiya iyo imaaraadka

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa gudbiyay mooshin ka dhan ah heshiisyadii iskaashiga amniga oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Itoobiya iyo Imaaraatka Carabta Guddoonka baarlamaanka...

Baarlamaanka maamulka puntland oo doortey gudoomiye

Cabdirisaaq Axmed Siciid Faarax ayaa ku guulaystay guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, ka dib markii wareegii koowaad ee doorashada uu helay 37 cod oo ah in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img