WARARKA

Baarlamaanka carabta oo kasoo horjeestey heshiiska itoobiya iyo maamulka somaliland

Baarlamaanka waddamada Carabta ayaa diiday heshiiska Itoobiya iyo Somaliland ay kala saxiixdeen, iyagoo ku tilmaamay faragelin ka dhan ah arrimaha gudaha ee Soomaaliya, Bayaan kasoo...

Golaha wadatashiga qaranka oo soo saarey go,aano ay kaga soo horjeedaan heshiisa muuse biixi iyo abiy axmed

Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa xalay shir deg-deg ah ka yeeshay heshiiskii badda ee lagu saxiixay Addis Ababa, kaas oo dhex-maray madaxweymaha Somaliland Muuse Biixi...

Midowga yurub oo ku baaqay in la ixtiraamo madax banaanida dalka somaliya

Midowga Yurub ayaa garab istaagay in la ixtiraamo madax-banaanida Soomaaliya kadib markii Itoobiya ay heshiis muran badan dhaliyay la saxeexatay Somaliland. Heshiiskii is-afgaradka ahaa ee...

Banaanbax looga soo horjeedo heshiishka itoobiya iyo maamulka somaliland oo haatan ka socda magalada muqdisho

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa haatan ka socda banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo damaca dowladda Itoobiya ee ku aadan iney hesho 20KM...

Xukumada oo sheegtey in itoobiya ay ku xad gudubtey qaranimada umada somaaliyeed

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag uga hortimid heshiiska dowladda Itoobiya ay ku sheegtay inay la gaartay Somaliland, kaasoo ku aaddanaa inay isticmaasho qeybo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img