Xildhibaano mooshin ka gudbiyey heshiisyada amniga ee lala galey itoobiya iyo imaaraadka

0
252

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa gudbiyay mooshin ka dhan ah heshiisyadii iskaashiga amniga oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Itoobiya iyo Imaaraatka Carabta

Guddoonka baarlamaanka ayaa qabtay mooshinkaan, sida lagu sheegay qoraal uu ku saxiixnaa xoghyaha baarlamaanka, waxaana mooshinka lagu sheegay inuu mid ka dhan ah heshiisyadii amni ee xukuumadda Soomaaliya ay la gashay labadaas dal.