WARARKA

Kulanka Maamul Goboleedyada iyo Dowlada Dhexe oo Maalintii Seddexaad ka Socda Magalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxa maalintii Saddexaad ka socda shirka madaxda dowladda federaalka ah, kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kuwaas oo ka arrinsanaya arrimaha doorashooyinka...

Kulanka Faramaajo iyo Madaxda Maamul Goboleeedyada oo Maalintii Labaad Ka Socda Villa Somaliya

Waxaa Maalintii labaad ka socda Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Shirka u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Shirka oo shalay furmay...

Ciidamada Danab oo Howlgalo Ka Fuliyey Degmada Jamaame

Ciidamada Kumaandoosta Soomaaliya ee DANAB ayaa waxaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay ay howlgallo qorsheysan ka fuliyeen degaano ka irsan Gobolka Jubbada...

Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya in Mukhtaar Roobow uu Xanuunsan Yahay

Mukhtaar Robow Cali Abuu Mansuur oo in ka badan sanad iyo bar si sharci daro ah ugu xiran madaxda dowlada federaalka ayaa la sheegayaa...

Dad Ka Careysan Gabadhii Lagu Kufsaday Magalada Muqdisho oo Dab Qabadsiiyey Hotelkii uu Falka Ka Dhacay

Boqolaal dadweyne oo ka careysnaa falkii arxan darrada ah ee lagula kacay marxuumad Xamdi Maxamed Faarax ayaa maanta dibad-bax ka dhigay qeybo ka mid...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img