WARARKA

Shirkii Masuuliyiinta Maamul Goboleedyada iyo Dowlada Federaalka oo Maanta Ka Furmey Magalada Muqdisho

Waxaa Maanta magalada muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirkii u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaliya, Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Shirka waxaa uu daba socdaa...

Amisom iyo Alshabab oo Maanta Ku Dagaalamay Deegaanka Ceelasha Biyaha

Ciidamada Amisom iyo Alshabab ayaa maanta ku dagaalamay Deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magalada muqdisho dagaalklaasi oo la sheegay inuu geystey qasaaro issugu jirta...

Axmed Madoobe oo Kulan La Yeeshay Saraakiisha Hay’adaha Amniga ee Maamulka Jubaland

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Sarakiisha Hay’adaha Amniga maamulka Jubbaland. Axmed Madoobe ayaa faray inay keenan baaritaanada dhacdooyinkii u...

Askari Dad Shacab ah ku Diley Magalada Gaalkacyo

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland, Cabdiladiif Muuse Nuur Yare ayaa ka warbxiyey dil iyo dhaawac ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaas oo uu geystay...

Xukuumada oo Mar Kale Ka Digtey In Webiga Shabeele uu Sameeyo Fatahaad

Wassaaaradda gargaarka iyo maareynta masiiboyinka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markale soo saartay digniin cusub oo la xiriirta fatahaad kale oo baaxad leh inuu sameyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img