WARARKA

Safarada Mareykanka ee Muqdisho oo Ka Hadashay Kulanka Madaxda Dowlada Federaalka iyo Maamul Goboleedyada

Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa si weyn u bogaadisay imaatinka ay madaxweynayaasha Maamulada xubnaha ka ah Federaalka ku yimaadeen caasimadda si loo dhameeyo...

Golaha Wasiirada oo u Ololeynaya in loo Gurmada Shacabka Dalka Suudaan Halka ay Shacabka Somaliyeed Weli Biyo Dhex Fadhiyaan

Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta Soomaaliya ayaa ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dowladda iyo shacabka Sudan oo wajahaya...

Dhegeyso: Xildhibaan Zakariye Xaaji oo Ka Hadley Xariga Xaqdarada ee Mukhtaar Roobow Lagu Heysto

Xildhibaan Zakariye Xaaji oo ka tirsan xildhibaanada baarlamaanka dowlada federaalka somaliya isla makaana ah hogaamiyaha xisbiga Garsoor ayaa markii ugu horeysay ka hadley xariga...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Kulan Khado Ah Isugu Yeeray Hogamiyeyasha Maamul Goboleedyada

Duhurnimadii maanta aya kulan qado ah waxaa uu uga furmey xarunta madaxtooyada Madaxweynaha dolwada federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada oo uu wehliyo gudoomiyaha gobolka...

Hay’ada Biniaadanimada ee QM oo Sheegtey In Ka Hortaga Fatahada Somaliya Aysan Dhaqaale u Heyn

Hay'adda gargaarka bani'aadamnimada ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dhaqaale yarida sii socoto ay caqabad ku tahay wax u qabashada nafaha lagu badbaadiyo ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img