WARARKA

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Magacaabay Xeer Ilaaliye u Gaar ah Kooxaha Dilka u Geysta Wariyeyaasha

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaran Dr Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa xeer-ilaaliye u gaar ah u magacaabay Saxaafadda si baaris loogu sameeyo, gacantana loogu soo dhigo...

Safaarada Mareykanka ee Somaliya oo Sheegtey Inay Taageereyso In Dib U Habeyn Lagu Sameeyo Hey’adaha Amniga

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay taageereyso in dib u habeyn lagu sameeyo waaxda amniga Soomaaliya, taasi oo ay sheegtay inay mustaqbal ifaya...

Seddexda Hogaamiye ee Siyaasada Looga Adkaadey oo Ku Kulmaya Magalada Baydhaba

Hogaamiyeyaasha Galmudug iyo HirShabelle ayaa maanta tegaya magaalada Baydhaba oo ay kulan wada-tashi ah kula yeelan doonaan hogaamiyaha maamuka Koonfur Galbeed. Saddexda hogaamiye ayaa...

Alshabab oo Xaley Weerar Qorsheysan Kusoo Qaaday Degmada Balcad

Wararka aynu ka heleyno degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay degmadaasi ay weerar ku qaadeen Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Dadka...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Booqdey Wado Dhismaheeda Dhamaad Maraayo

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa kormeeray dhismaha Wadada isku xirta isgooska Boondheere iyo siinaay oo dhismaheeda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img