Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay xaafadaha magaalada Beledweyne, taas oo mar kale dadka ku qasabtay inay guryahooda ka barakacaan.
Xaafadaha hawlwadaag, iyo Buundawayn ayey biyaha...
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Sulaymaan Maxamed Maxamuud, ayaa sheegay in Xukunaddii dhawaan dhacay ee Musuq-maasuqa ay kor ay u qaadeen sumacada dalka.
Xeer ilaaliyaha...
Dadaallo Muqdisho lagu keenayo saddexda madaxweyne goboleed ee ka maqan ayaa socda, si ay ugu soo biiraan shirka madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaasha maamulada Puntland...
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerareen saldhigyada Ciidamada Dowladda & kuwa AMIOSM ku leeyihiin degmooyin iyo degaano ka tirsan...