WARARKA

Maddaxweynaha oo Caawa Magacaabay Reysulwasaare Cusub

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay...

Macalimiin Dugsi oo Maanta Lagu Diley Deegaano Hoos Taga Degmada Cadale

Deegaan hoos yimaada degmada Cadale ee gobolka shabelaha dhexe ayaa Dabley hubaysan waxaa ay maanta ku dileey 5 Macalin dugsi oo quraanka halkaasi caruurta...

Ururada Bulshada oo ugu Baaqey Madaxda Dowlada Federaalka iyo Maamul Goboleedyada Iney Tanaasul Sameeyaan

Shir ay soo qaban qaabisey iskutaga Ururada Bulshada Rayidka Somaaliyeed, ayaa waxaa looga Hadlay xaalada maanta uu dalka marayo iyo shirka wadahadalada siyaasadeed ee...

Maamulka Galmudug oo Gacanta Kusoo Dhigey Nin Loo Heysto Kufsigii iyo Dilkii Loo Geystey Marxuumad Xamdi Maxamed

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa shaacisay in Ciidanka Amniga Galmudug ay xalay abaaro saqdii dhexe ku guulaystay In ay gacanta ku soo dhigaan eedeeysane Maxamed...

Maxkamada Ciidamada Qalabka-sida oo Xukun Ku Ridey Shaqsi La Sheegay Inuu Ka Tirsanaa Alshaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Nin la sheegay in uu ka tirsanaa Al-Shabaab, isla markaana uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img