WARARKA

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada Qaranka ee Villa Somalia, kaasi oo uu shir-guddoominayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxda heer federaal iyo...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta isku shaandheyn iyo magacaabis ku sameeyay qaar kamid ah golaha wasiirada maamulkaasi. Wareegto...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay guddiga qaran ee difaaca madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya. Guddigan oo ka kooban 10...

Warar dheeri ah oo kasoo baxaya qaraxyo xalay ka dhacay magalada baydhaba

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo Bambaanooyin ah oo Xalay lagu weeraray guryo ku yaala xaafado ka tirsan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...

Hey’ada maareynta iyo masiibooyinka oo ka digtey roobab la filaayo iney ka da’aan gobolada dalka

Hay'adda Maareynta iyo Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa soo saartay digniino hor leh ku aadan in maalmaha soo socda qaar ka mid ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img