WARARKA

Kenya iyo somaliya oo kala saxiixdey heshiisyo wax ku ool ah

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee Shalay ku kala saxiixday magaalada Nairobi heshiisyo is afgarad oo ku saabsan dhinacyada, arrimaha Dibada, Nabadgalyada,...

Alshabab oo xaley soo weerarey saldhig ay ciidamada dowlada ku leeyihiin deegaanka sabiid

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar culus oo ay xalay maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidamada milatariga Soomaaliya ay ku...

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka sameeyey saacadahii lasoo dhaafay deegaano dhowr ah...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee Kenya si uu uga qayb-lgalo Shirka Madaxweynayaasha Afrika iyo Bangiga Aduunka oo...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa in bisha soo socota uu booqasho ku tago dalka Kenya, sida uu sheegay xoghayaha arrimaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img