WARARKA

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel ka baxsan dalka lagu qabto shirarka u dhexeeya heerarka kala duwan ee hay’adaha dowladda. Go’aankaan ayaa...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in wabiga Shabeelle uu fatahaad ka sameeyay deegaano dhowr ah oo...

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga oo kusoo wajahan dekeda magalada muqdisho

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga ayaa la filayaa maanta in uu kusoo xirto dekeda weyn ee magalada muqdisho iyadoo talaabadi ay qeyb...

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka dhaca Soomaaliya, sababo la xiriira xilli roobaadka Guga, kuwaasi oo barakicin kara boqolaal kun oo...

Dhegeysiga maxkamada sayid cali oo maanta furantey

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah guda gashay dhageysiga dacwadda culus ee loo heysto Sayid-Cali Macallin Daa’uud oo horay Maxkamadda Gobolka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img