WARARKA

Gudoomiyaha xisbiga himilo oo sheegay in dalka ka qabsoomi karin doorasho aan heshiis lagu eheyn

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud inuu ku howlan yahay awood marooqsi uu ugu gogol xaarayo...

Webiga shabeele oo ku fahatay xaafado ka tirsan degmada beledweyne

Qeybo ka mid ah Xaafadaha Xaawa taako iyo Kooshin ee magaalada Baledweyne ayaa Xalay iyo maanta waxaa ka jira barakaci ugu badnaa, kadib markii...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaanka golweyn ee gobolka shabelaha hoose

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 26-aad guutada 6-aad ee qeybta 60-aad ayaa howlgal qorsheysnaa Xalay ka fuliyay deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellaha...

james swan oo mar kale loosoo magacaabay inuu noqdey ergeyga gaarka ah ee somaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka u maagacaabay inuu noqdo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya ahna...

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday Sayid-Cali Macallin Daa'uud oo ku eedeysnaa inuu xaaskiisa oo xaamilo ahayd nolasha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img