Wasiirkii hore ee Wasaarradda Waxbarashada ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in marnaba shacabka gobolka Hiiraan ku qanci doonin...
Taliska Ciidanka Africom ayaa duqeyn cirka ah u gaystay warshad ay lahaayeen Alshabaab oo qaraxyada lagu farsameeyo islamarkaana lagu kaydiyo kuna taalay agagaarka Degmada...