
Waxaa Goor Dhow Furmay Kulankii 7-aad ee Kalfadhiga 8-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka federaalka somaliya
Ajendaha Kulanka maanta aya noqon doona
Akhrinta 1aad ee Miisaaniyadda 2021
Akhrinta 2aad H/Sh Dhismaha Hay’adda Dhiirigalinta Maalgashiga
Kulanka Waxa Shir Guddominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka federaalka somaliya Maxamed Mudsal Shekh Cabdiraxman.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa mar kale ku celiyay in Baarlamaanka Soomaaliya uu sii shaqeynayo inta laga helayo Baarlamaan bedela midka uu hada hogaamiyo isla markaana la dhaarinayo Baarlamaanka 11-aad.
