WARARKA

Hanti dhowrka guud oo masuuliyiin hore ka dalbadey inay soo celiyaan gaadiidka ay dowladu leedahay

Warqad ka soo baxday xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayaa lagu faray illaa 14 masuul oo ka tirsan dowladda, kuwaas oo qaarkood horay xilalkii...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey duleedka degmada waajid

Ciidamada Ururka 260aad Guutada 9aad Qeybta 60aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay degaannada Dhurey ,Kurta Arbasale oo hoos...

Maamul Puntland oo ku gacan seyrey dalab kaga yimid reysulwasaare Rooble

Puntland ayaa diiday in ay soo magacowdo guddiga doorashada heer maamul goboleed, iyadoo ku adkaysanaysa in dowladda federalka iyo maamul goboleedka iskugu yimaadaan shir...

Sanad guuradii labaad ee kasoo wareegatey xariga gardarada ahaa ee lagula kacay Mukhtaar Roobow

Maanta oo kale ayey ahayd kolkii ciidamada itoobiyaanka ee ku sugnaa magalada baydhabo ay halkaasi kasoo qafaasheen Mukhtaar Roobow oo markaasi ahaa musjarixiintii ugu...

Qaar kamid ah xildhibaanadii puntland xasaanada ka qaaday oo maanta hortegey maxkamada puntland

Dacwada loo heytso 8 xildhibaan oo dhawaan baarlamaanka Puntland ka qaaday xasaanadda ayaa maanta markii labaad ay dhageysatay Maxkmadda Sare ee Puntland. Maxamed Yuusuf Maxamuud...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img