WARARKA

Dowlada Somaliya oo xiriirka u jartey dalka kenya una yeeratey diblomasiyiintii halkaasi ka joogey

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyada oo ka duuleysa madaxbannaanideeda qarannimo ee uu dammaanad qaadayo xeerka iyo qaanuunka caalamiga ah, gudanaysana waajibka dastuuriga ah ee ka...

Doorashada 2021: Musharaxiinta iyo Mataanahooda Shisheeye

Waxaan u maleynayaa in la isku wada raacsan yahay doorasho walbo in aay cawaaqib leedahay, laakiin dorashooyinka ka dhici doona Soomaaliya (Baarlamaanka federaalka iyo...

Maamulka gobolka banaadir oo soo saaray qodobo looga hortegayo dabka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray xeerka ka hortagga Dabka, kadib markii dhowr jeer Magaalada Muqdisho uu ka kacay dab geystay khasaaro nafeed iyo...

Ciidamada Amisom oo qarax lagula beegsaday isgoyska fagax ee xafada huriwaa

Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir ayaa waxaa uu goordhow ka dhacay Agagaarka Masaajidka Turkiga ay dhiseen oo ku yaalla...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey degmada jilib

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa how-gal qorsheysan ka fuliyay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, waxaana saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ay sheegeen inay dileen saraakiil...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img