WARARKA

Dowlada oo markii ugu horeysay ka hadashay bananbixii shaley

Dowladd federaalka ee Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay dibaxbaxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Wasiirka amniga dowladda federaalka Soomaaliya Xassan Xundubeey Jimcaale ayaa...

Kama quusanayno Somalia

Rajooyin badan oo #Somalia laga lahaa ayuu sawirkani kaliya dhaawac gaarsinaya. Adigoo aaminsan qof kastana ka dhaadhicinaya in #Somalia ay ka mid tahay waddamada...

Banaanbaxyo looga soo horjeedo madaxweyne farmaajo oo muqdisho ka bilowdey

Banaanbaxyo looga soo horjeedo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka bilowday Xaafado ka mid ah degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaraan ee gobolka gobolka...

Dib u heshiin u dhexeysa dadka deegaanka iyo isbaarooleyda oo ka bilaatey degmada walaweyn

Taliyaha ciidanka dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Tahliil Biixi (Shariifu Arwaax) iyo saraakiil u hogaaminayo oo hawlo nabadeed ka bilaabay degmada wanlaweyn...

Wasiirka arimaha dibada oo sheegay inay maamulka puntland isku afgan waayeen doorashooyinka

Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirasaaq Maxamuud Abuubakar ayaa sheegay in wax is afgarad ah aan laga gaarin kulamadii ay la soo yeesheen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img