WARARKA

Dowlada oo ku gacan seyrtey gudigii ay soo magacaabeen maamulada puntland iyo jubaland

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ayaa looga hadlay guddiyada doorasho ee heer Federaal oo ay ku...

Xukuumada oo gargaarkii ugu horeysay geysay degmada xudur

Degmada Xudur ee gobolka Bakool oo toddobadyadii aynu soo dhaafnay siweyn looga deyrinayay dadka ku dhaqan xaaladooda nolaleed ayaa waxaa maanta gaaray duulimaadyadii ugu...

Midowga musharixiinta oo uga digey madaxweynaha inuu ku dhaqaaqo doorasho hal dhinac ah

Qoraal kooban oo ka soo baxay midowga musharixiinta ayaa ugu horreyn lagu soo dhaweeyay soo magacaabista guddiyadii heer federaal ee maamul gobolleedyada Puntland iyo...

Maamulka jubaland iyo puntland oo soo magacaabay gudigooda doorashada

Maamul gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa xalay waqti danbe ku dhawaaqay guddiyadii doorashada heer dowlad gobolleed oo muddo dheerba laga sugayay kuwaa oo qeyb...

Qarax kol dhaweyd ka dhacay degmada diinoor ee gobolka bay

Wararka inaga soo gaaraya degmada Diinsoor ee gobolka Bay ayaa waxaa ay sheegayaan in goor dhaw uu ka dhacay qarax sababay khasaare dhaawacyo ah. Qaraxan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img