WARARKA

Duqeymo alshabab lagula beegsadey deegaano ka tiran gobolka bakool

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay duqeyn saacadihii aynu soo dhaafnay laga fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool oo ay ku sugnaayeen xoogagga...

Banaanbax lagu taageerayo matalaada gobolka banaadir ee aqalka sare oo maanta ka dhacdey magalada muqdisho

Boqolaal shacab ah ayaa ka qeyb galay iskusoo bax lagu taageerayay Matalaada Aqalka sare Soomaaliya laga Siiyay Gobolka Banaadir oo ah 13 xubnood. Madaxwqeynaha Soomaaliya...

Safiirka mareykanka ee oo fariin u direy kooxaha isku heysta doorashada dalka

Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday madaxda DFS iyo dowlad Goboleedyada in ay xal ka gaaraan arrimaha doorashooyinka ee lagu kala aragti duwan...

Beesha caalamka oo soo dhaweeyey gudigii ay soo magacaabeen maamulada puntland iyo jubaland

War ka soo baxay saaxiibada beesha caalamka ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweynayaan magacaabidda Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hirgelinta Doorashada Jubaland iyo...

Madaxweynaha oo saxiixay 13 kursi ay aqalka sare ku yeelan doonto gobolka banaadir

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img