WARARKA

Maamulka koonfur galbeed oo ka horyimid ka bixitaanka ciidamada itoobiyaanka dalka somaliya

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa si cad uga horyimid qorshaha dowladda federaalka Soomaaliya ee ku aadan bixitaanka ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha dalka. Wasaaradda amniga...

Xisbiga himilo oo walaac ka muujiyey cadaadiska lagu hayo warbaahinta

Xisbiga Himilo Qaran ayaa soo saaray war culus oo uu walaac kaga muujiyay cadaadis uu sheegay in dowladda federaalka ay ku hayso warbaahinta madaxa...

Dagaal maanta ka dhacay degmada berdaale oolagu diley taliyaha ciidanka bolisska degmada

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xoogan oo barqanimadii maanta ku dhexmaray gudaha degmada Bardaale ciidamada Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed...

Ciidamada itoobiyaanka oo la sheegey in dhamaadka sanadkan ay ka bixi doonaan somaliya

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa la filayaa in ay ka baxaan dalka dhamaadka December 2024, sida uu sheegay la taliyaha amniga qaranka,...

Dagaal xoogan oo maanta ka dhacay degmada berdaale

Wararka aynu ka heleyno degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta uu halkaas ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidanka Daraawiishta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img