WARARKA

Sacuudiga oo ka digtey in kuleyl badan jiri doono xiliga lagu guda jiro gudashada waajibaadka xajka

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Talaadadii sheegtay in xujeydu ay filan karaan heer kul daran oo gaaraya 44 darajo Celsius (111 Fahrenheit), inta lagu guda...

Ciidamada dowlada oo iskaga soo baxay deegaanka xawaadley

Wararka aynu ka heleyno gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay soo buux dhaafiyeen tuuloyinka hoostaga deegaanka Xawaadleey oo...

Maxkamada racfaanka gobolka banaadir oo xoriyadoodii dib u siiyey laba agaasime oo loo heystey musuqmaasuq

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Talaado ah go’aan ka gartay labo Agaasime oo hore oo ka tirsanaa Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada,...

Duqa magaalada muqdisho oo kulan isla xisaabtan ah la yeeshay gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka

Duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa haatan bilaabay la xisaabtan dhab ah oo uu ku sameynayo dhammaan guddoomiyeyaasha degmooyinka ee gobolka Banaadir,...

Howlgalo ka dhan ah daacish oo laga sameeyey magalada bosaaso

Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada ammaanka Puntland ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img