WARARKA

Warar dheeri ah oo laga helayo maleeshiyo beeleedyo ku dagaalamay deegaano hoostaga gobolka galgaduud

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in haatan uu sii kordhayo khasaaraha dhimashada ee ka dhashay dagaal beeleedkii shalay dib uga qarxay...

Madaxweynaha maamulka galmudug oo gudi u xilsaarey dagaalada ka socda gobolka galgaduud

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo ku aadan dagaal beeleedka haatan kasoo cusboonaaday waqooyiga gobolka...

Maareeyaha hay’ada duulista rayid oo ka hadley sababta keentey in diyaarada kenya airweys ey ka degi weydo garoonka aadan cade

Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay sababta kaliftay in diyaaradda Kenya Airways ay ka degi weyso garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo warar...

Reysulwasaare xamsa oo kulan muhiim ah la yeeshay reysulwasaaraha kuuriyada koonfureed

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo haatan ku sugan Kuuriyada Koonfureed ayaa maanta kulan gaar ah uu la yeeshay dhiggiisa Han...

Wareegto uu soo saarey madaxweynaha maamulka galmudug oo lagu magacaabay wasiiro cusub

Madaxwweynaha dowlad goboleedka Galmudug, MudaneAxmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo soo saaray wareegto ayaa magacaabay wasiiro cusub oo kamid noqonayo golihiisa wasiirada. Qoor Qoor ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img