WARARKA

Boliiska magalada muqdisho oo magalada ka mamnuucay in lagu dhex wato baabuurta aan taargaha laheyn

Taliska Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan kan gobolka Banaadir ayaa maanta soo saaray amar cusub oo la dul-dhigay gaadiidka lagu wato gudaha magaalada Muqdisho iyo...

Ciidamada gorgor oo howlgalo ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buula burte

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa howlgal sifeyn ah oo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay deegaano dhowr ah oo hoostaga degmada Buula burte ee...

Itoobiya oo sheegey ineysan jirin war rasmi ah oo kasoo baxay dowlada somaliya oo ku aadan ka bixitaanka ciidamadeeda dalka somaliya

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in aysan jirin war rasmi ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya, oo ku saabsan in...

Madaxweynaha maamulka puntland oo beesha caalamka ka dalbadey in aan wax dhaqaale loogu dhiibin dowlada federaalka

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qeylo-dhaan uu u diray saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya waxa u ku dalbaday inay xaqiijiyaan in si cadaalad...

Wasiirka diinta iyo awqaafta oo ka jawaabay cabasho kasoo yeertey qaar ka tirsan xujeyda sanadkan

Wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo shir jaraa’id ka qabtay ayaa ka hadlay arrimo ku aadan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img