Wareegto uu soo saarey madaxweynaha maamulka galmudug oo lagu magacaabay wasiiro cusub

0
481

Madaxwweynaha dowlad goboleedka Galmudug, MudaneAxmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo soo saaray wareegto ayaa magacaabay wasiiro cusub oo kamid noqonayo golihiisa wasiirada.

Qoor Qoor ayaa soo magacaabay lix wasiir oo cusub, kuwaas oo kala ah 3 wasiir, 2 wasiiru-dowle iyo 1 wasiir ku xigeen.