WARARKA

Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga oo sheegay inay iska caabiyeen weerarkii alshabab kusoo qaaday degmada awdheegle

Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlay Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida ayaaa sheegay in ciidanka xoogga dalka ay...

Teendhada afisiyooni oo maanta shir uga furmey madaxda dowlada federaalka iyo maamul goboleedyada

Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu shir uga furmay Madaxda dowlada Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Shirka oo ah mid...

Alshabab oo saaka dhowr jeho kasoo weerarey deegaano ka tirsan gobolka shabelaha hoose

Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegalay in xoogagga Ururka Al-shabaab subaxnimadii hore ee saakay weerar qaraxyo ku bilaawday ku qaadeen saldhigyo ciidamada...

Shirka Sabtida: Laba ka mid ah shuruudihii Saciid Deni iyo A/Madoobe oo la aqbalay

 Beesha caalamka ayaa dadaal dheer kadib ku guuleysatay inay shir isugu keento madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada, shirkaas oo maalinta Sabtida ee berri...

Dacwad ku saabsan dhibaatadii ka dhacdey magalada baydhaba 2018 oo laga gudbiyey madaxweyne farmaajo

Xildhibaaan hore Xasan Xaaji oo katirsanaa Baarlamaanka Golaha shacabka ayaa ayaa bartiisa twiterka soo dhigay in ay dacwad ka gudbiyeen madaxweyne maxamed cabdullahi farmaajo....

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img