WARARKA

Puntalnd oo gacanta ku dhigtay rag lagu eedeyay dilka Sarkaal lagu dilay Gaalkacyo

Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen dabley habeen ka hor Magaalada Gaalkacyo ku dilay Sarkaal ka tirsan  Ciidanka dambi baarista Puntland,...

Hey’ada socdaalka iyo jinsiyada oo sheegtey inay dib u bilabi doonto qabashada arajida baasaboorada

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dib u bilaabi doonto bixinta Baasaboorka, oo muddo aan la bixin sababo la xiriira cudurka...

Rooble oo ku ballan-furay wakiilada beesha caalamka iyo carro ka dhalatay –

Ra’iisul wasaaraha xilka sii-haya ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa daqiiqaddii ugu dambeysay ka baxay ballan uu ka qaaday beesha caalamka oo aheyd inuu...

Golaha ammaanka QM oo kulan deg deg ah ka yeeshay Xaaladda cakiran ee Soomaaliya

Golaha ammaanka Qaramada Midoobey ayaa kulan deg deg ah waxaa ay ka yeesheen xaaladda siyaadeed ee Soomaaliya, waxaana ay baaq  u direen Dowladda Federaalka...

Cabdiraxmaan cabdi shakuur oo farmaajo ku eedeeyey inuu ka shaqeynayo in xasilooni daro dalka ka dhacdo

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta kaga hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin arimaha doorashada dalka,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img