War saxaafadeed goor dhaw ka soo baxay Madasha Badbaadada Qaranka ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii amni ee ugu dambeeyay ee dalka iyo waliba dagaaladii...
Ciidamada Dowlada Federaalka ayaa waxaa la sheegay in howlgal saacado badan qaatay kadib ay sirasmi ah ula wareegeen degaano ku yaal Koonfurta Magaalada Dhuusa...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xil-gaarsiinta ayaa ka hadashay Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada uga socda Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Xerada Xalane...