WARARKA

Qoor qoor oo galabta dib ugu laabtey magalada dhuusamareeb

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaladda Muqdisho ayaa Galabta dib ugu laabtay...

Dhegeyso: Askar sheegtey inay ka goosteen ciidamada dowlada oo isku dhiibay maamulka somaliland

Abaan duulaha ciidanka maamulka Soomaaliland C/risaaq Siciid Af guduud oo hadlay waxa uu sheegay in ay cafis u fidiyeen saraakiisha isa soo dhiibtay oo...

Maxaa kusoo kordhey shirka ka socda xerada afisiyooni

Maamulka Puntland ayaa war kasoo saaray Shirka horudhaca ah ee looga hadlaayo Ajendaha Shirka doorashooyinka ee ka socda xerada Afisyooni ee Muqdisho. Afhayeenka maamulka Puntland...

Sheekh Shariif oo farriin u diray Hay’addaha amniga Dowladda

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa ka hadlay Qaraxii Is-miidaaminta ee xalay ka dhacay Maqaayad ku taalla...

Waare “Kheyre waxaa uu Hirshabeelle ka hor istaagay Mashaariic gaareysa 250 Milyan oo Dollar”

Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaaca ka qaaday in Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Xasan Cali Kheyre uu Maalaayin...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img