
Abaan duulaha ciidanka maamulka Soomaaliland C/risaaq Siciid Af guduud oo hadlay waxa uu sheegay in ay cafis u fidiyeen saraakiisha isa soo dhiibtay oo kasoo goostey ciidamada dowlada federaalka.
Saraakiishab soo goosatey ayaa waxaa ay maamulka somaliland iyo shacabkodaba ka codsadeen in laga cafiyo intii ay ku sugnaayeen magalada muqdisho.
