WARARKA

Gudashada waajibaadka cimrada iyo xajka oo sharuud culus la dul dhigey

Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa soo saartay shuruud hor leh oo ay ku xireyso dadka caalamka kale ka imanaya ee doonaya inay tagaan Cumrada iyo...

Kulankii xerada afisiyooni oo maanta dib u furey

Waxaa goordhaw dib uga bilaawday Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho shirka u dhaxeeya madaxda Fedaraalka, kuwa dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Shirka ayaa hordhac u...

Gudoomiyaha gobolka banadir oo la kulmey qaar ka tirsan waxgaradka degmooyinka gobolka banadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Barnaamijka la tashiga dadweynaha kala qeyb galay waxgaradka Degmooyinka Xamar Jajab...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaano ka tirsan gobolka shabelaha hoose

Ciidamo ka tirsan Ururka 4aad Guutada 16aad ee Ciidamada xoogga dalka Somaaliyeed ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo culus ka sameeyeen degaano ka...

Dhegeyso: Dowlada soo sheegtey inuu fashil ku dhamaadey Shirkii afisiyooni

Wasiirka Warfaafinta dowlada federaalka Soomaaliya Cusmaan Abokor Dubbe ayaa faah faahin ka bixiyey waxyaabaha keenay inuu fashilmo shirkii Afisiyooni ka socday Maalmihii lasoo dhaafay. Dubbe...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img