
Wasiirka Warfaafinta dowlada federaalka Soomaaliya Cusmaan Abokor Dubbe ayaa faah faahin ka bixiyey waxyaabaha keenay inuu fashilmo shirkii Afisiyooni ka socday Maalmihii lasoo dhaafay.
Dubbe ayaa sheegay in Madaxda Maamul Gobolleedyada Jubbaland iyo Puntland noqdeen kuwo laf dhuun gashay ku ah Doorashadii la filayey.
