WARARKA

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka hadlay dilkii Guddoomiye Maxamed Xeyle

Maamulka Gobolka ayaa ka hadlay dilkii xalay kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ay u geysteen Guddoomiyihii degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir Marxuum Dr. Maxamed Cabdi...

Wasiirka amniga oo sheegay in dowlada aysan duulaan ku eheyn saadaq john

Wasiirka Amniga Soomaaliya Xasan Xunudbey oo xalay shir jaraa’id qabtay isaga oo ku sugan gurigiisa, ayaa si rasmi ah u sheegay in dowladda aysan...

Xildhibaanada beesha habargidir oo meel uga soo wada jeestey la dagaalanka farmaajo

Xildhibaanada beesha Habar-gidir oo ay ka mid yihiin Mahad Salaad, Cabdiraxmaan Odowaa iyo Cabdi Saabir Shuuriye, oo ay wehliyaan odayaasha beesha, ayaa xalay shir...

Madaxweynihii hore ee somaliya oo kulan la qaatey taliyaha ciidamada xooga dalka

Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan xalay la qaatay taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jen Odawaa Yuusuf Raagge. Taliyaha oo taggay hoyga uu...

Maamul goboleedyada galmudug iyo hirshabeele oo kulan la qaatey golaha musharixinta

Madaxweynayaasha maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa kulan la qaatay Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo kulankaan ayaa looga hadlay arimaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img