WARARKA

Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faah faahin kasoo baxeysa

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa xalay waxaa ay gudaha degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ku dileen Wiil la sheegay inuu shacab ahaa, waxaana falkaas...

Maamulka Cabdicasiis lafta gareen oo xabsiga dhigey Ex Xildhibaan Xasan Black

Ciidamada ka amar qaata hogaamiyaha maamulka koonfur galbeed ayaa waxaa ay xabsiga dhigeen Ex Xildhibaan Xasan Macalin Yuusuf (Xasan Black) oo ka tirsanaa Baarlamaankii...

Muxuu ku dhamaaday kulankii miwdowga musharixiinta iyo maamul goboleedyada galmudug iyo hirshabele

Magaalada Muqdisho waxaa weli ka socda kulamo siyaasadeed oo u dhaxeeya saamileyda dalka, kuwaas oo badi looga hadlayo sidii xal looga gaari lahaa muranka...

Farmaajo iyo Beesha Caalamka oo kulan gaar ah u socda

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa haatan waxaa uu kulan gaar ah uga socdaa Teendhada Afisyooni ee Magaalada...

Axmed Madoobe “Farmaajo waxaa u muuqda kursiga kaliya God Madow ayuu dalka ku wadaa

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ayaa ka hadlay muddo kordhintii Xildhibaanada Golaha Shacabka ay u sameeyeen hay’addaha dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img