WARARKA

Ciidamo cusub oo ka socda Dal ka tirsan Afrika oo soo gaaray Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa waxa shalay soo gaaray Cutub ka kooban 144 sarkaal oo Boolis ah oo ka socda dalka Nigeria, kuwaasi...

Wefdi uu hogaaminaayo madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo booqasho ku tegey dalka koongo

Wefdi uu hogaaminaayo madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Kinshaasa ee caasimadda dalka Koongo halkaas oo booqasho labo maalmood ah...

Xog laga helay Cida laheyd lacagtii ka timid Kenya ee lagu qabtay Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa lacag farabadan oo duhurnimadii shalay Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ay ku qabteen gudaha Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...

Taliyihii hore ee nabadsugida oo xalay gaari uu la socdey lagu furey rasaas

Taliyihii hore hey’adda sirdoonka iyo nabadsugida NISA Jeneral Cabdiraxmaan Tuuryare ayaa ka badbaaday rasaas ay xalay ciidamo ka tirsan dowladda la beegsadeen gaari uu...

Shil Gaari oo ka dhacay duleedka Magaalada Baladweyne

Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas dhowr daqiiqo kahor uu ka dhacay Shil...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img