WARARKA

Golaha amaanka ee qaramada midoobey oo ku baaqay in dib loogu laabto kulankii xerada afisiyooni

Golaha Amaanka ee Qarramada Midoobey ayaa kulan ay albaabada u xirran u xiran yihiin uga doodday xaalada siyaasadda Soomaaliya, iyaga oo ugu baaqay dhinacyada...

Soomaaliya oo kaalin hoose ka gashay ilaalinta Xuquuqda Suxufiyiinta

Warbixinta sanadlaha ee Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka lahayn ee Reporters without Borders (RSF) ayaa maanta oo Talaado ah la shaaciyey, iyadoo lagu soo bandhigay...

Mid kamid ah masuuliyiinta degmada deyniile oo qarax lagu diley

Qarax noociisu yahay miinada dhulka lagu aaso ayaa maanta waxaa lala beegsadey gudoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasada degmada deyniile isaga oo marayey wadada Xaafada...

Madasha badbaado qaran oo qoraal u direy xafiiska qaramada midoobey

Madasha badbaado qaran oo ay ku midoobeen siyaasiyiinta mucaaradka iyo madaxda maamulada Puntland iyo Jubaland ayaa fariin u diray golaha ammaanka ee Qaramada midoobay...

Maamulada Galmudug iyo puntland oo gaarey ka wada shaqeynta heshiis dhinaca amniga

Shirka iskaashiga amniga Dawladaha xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Somaliya ee Galmudug iyo Puntland ayaa ka qabsoomay caasimadda Gobolka Mudug ee Magaalada Gaalkacyo. Shirka Iskaashiga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img