WARARKA

Beesha caalamka oo soo dhaweeyey heshiiska laga gaarey doorashooyinka

Beesha Caalamka ayaa si weyn usoo dhaweysay heshiiskii kasoo baxay shirkii wadatashiga arrimaha doorashooyibka dalka Soomaaliya ee u dhaxeeyay madaxda Fedaraalka, kuwa maamul goboleedyada...

Ciidamada dowlada oo alshabab kala wareegey deegaano hoos taga degmada jowhar

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka wada deegaano ka mid ah gobolka Sh/dhexe ayaa gubay xarumo ay ku lahaayeen deegaanadaas sida uu sheegay afhayenka...

Reysulwasaare rooble iyo madaxda maamul goboleedyada oo heshiis wada saxiixdey

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa goordhoweyd saxiixay heshiiskii doorashada ee mudada badan uu ka taagna khilaafku. Rooble iyo saxiixayaasha...

Ingiriiska oo ka hadley arimaha doorashooyinka somaliya

Ergeyga joogtada ah ee Boqortooyada UK u qaabilsan Qaramada Midoobay, Barbara Woodward ayaa ka hadashay xaaladda adag ee Soomaaliya, gaar ahaan wada-hadallada doorashooyinka ee...

Midowga musharixiinta oo gudoomiyaha aqalka sare ka codsadey inuu ka qeyb galo shirka lagu casuumay

Golaha midowga musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan la qaatay guddoomiyaha aqalka sare, Cabdi Xaashi Cabdillaahi, kadib markii ay soo baxeen warar ku saabsan in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img