WARARKA

Shirka wadatashiga doorashooyinka oo maanta lagu wado in lasoo gabagabeeyo

Iyadoo maanta lagu wado in lasoo afjaro shirka wadatashiga Qaran ee madaxda Fedaraalka, kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir uga socday Teendhada Afisyooni ee...

Qaramada midoobey rajo fiican ka muuqjiyey qaabka uu u socdo shirka wadatashiga

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo shalay ka hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa khudbad ka jeediyay Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James...

Wasiir arimaha dibada oo qaramada midoobey u sheegey in la gaaray heshiis horudhac ah

Wasiirka Arimaha Dibada ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa u sheegay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay in hogaamiyaasha federaalka iyo kuwa maamul goboleedyadu ay gaareen...

Shirka wadatashiga doorashooyinka oo maanta galey maalintiisa afaraad

Shirka Wadatashiga Qaran ee ka furmay Sabtidii aynu ka soo gudubnay magaalada Muqdisho ayaa maanta galay maalintiisii afaraad iyadoo ay jirto rajo ah inuu...

Qaramada midoobey iyo midowga africa oo ka hadley xiriga loo geystey madaxda dalka maali

Ciiddanka dalka Maali waxay Xabsiga u taxaabeen Madaxweynaha KMG ee Mali, Bah Ndaw iyo Ra’isul-wasaarihiisa Mukhtaar Coon, kuwaasi oo la xiray saacado kadib, markii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img