WARARKA

Midowga musharixiinta oo habeenkii xaley casho ah u sameeyey madaxda maamul goboleedyada

Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa xalay ay kulan sagootin ah Muqdisho ugu sameeyeen Madaxweynayaasha Shanta Maamul Goboleed ee Muqdisho uga qeyb galay shirkii...

Dagaal ka dhacay degmada buurdhuubo ee gobolka gedo

Wararka dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo Xalay degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab. Wararka laga helayo...

Reysulwasaare rooble iyo madaxda maamul goboleedyada oo kjla la qaatey wakilada beesha caalamka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulan la qaatay Wakiilada Beesha...

Midowga musharixiinta oo soo dhaweeyey heshiiska laga gaarey arimaha doorashooyinka

Golaha Midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday iney soo dhaweynayaan heshiiskii laga gaaray arrimaha doorashooyin dalka. Midowga...

Masar iyo Jabuuti oo ka wada hadley amniga iyo xasiloonida gobolka.

Madaxweynaha Masar Cabdifataax Al-Sisi ayaa Khamiistii magaalada Jabuuti kulan kula qaatay dhiggiisa waddankaas, Ismaaciil Cumar Geelle, arrintaas oo qayb ka ah dadaalka diblomaasiyadeed ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img