WARARKA

Reysulwsaare rooble oo kulan la qaatey xubno ka tirsan golaha musharixiinta

Raysal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Xubno ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ka guddoomay liis ay kasoo...

Degmada walaweyn oo maamul cusub loosooo magacaabay

Warqad kasoo baxdey xafiiska wasiirka wasarada arimaha gudamaha mamaulka koonfur galbeed ayaa waxaa maamul cusub loogu soo magacaabay degmada walaweyn halka maamulkii horana xilka...

Baabuur dhuxul ku rarneyd oo lagu gudbey duleedka degmada afgooye

War goor dhaweyd aynu ka helney Degmada Afgooye ee gobolka shabelaha hoose ayaa sheegaya in deegaano hoostaga degmada uu ka socdo dagaal u dhaxeeya...

Somaliland oo saaka u dareertey codbixinta golaha deegaanada

Waxaa saaka guud ahaan degaannada Soomaliland si nabadgelyo ah uga bilaawday doorashada Golaha Wakiilada iyo degaanka Soomaliland oo markii ugu horreeysay si isku mid...

Madaxweynayaasha maamulada puntland iyo jubaland oo maanta la filaayo inay deegaanadooda dib ugu laabtaan

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ee Saciid Cabdullaahi Deni & Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa la filayaa inay Maanta dib ugu laabtaan magaalooynka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img