Degmada walaweyn oo maamul cusub loosooo magacaabay

0
282

Warqad kasoo baxdey xafiiska wasiirka wasarada arimaha gudamaha mamaulka koonfur galbeed ayaa waxaa maamul cusub loogu soo magacaabay degmada walaweyn halka maamulkii horana xilka looga xayuubiyey.

Waxaa gudoomiyaha degmada loosoo magacaabay Ismaacill Abukar, Halka gudoomiye ku xigeenka dhaqaalaha losoo magacaabay Cabdiqani Maxamed Xasan waxaa kaloo isna gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada loo magacaabay Yaxye Qaasim.